Yaa loo haystaa dhibkii Baarlamaanka ka dhacay Sabtidii ,yaasa qaadanaya Masuuliyada?

Waxaa aad u batay hadal haynta cidda Madaxweyne Farmaajo uu u magacaabi doono in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.  Arrinkaas waa mid aan aad ula yaabay!! Maxaa yeelay arrinku ma aha mid mudan in aad loo sheeg-sheego oo lagu mashquuliyo ra’yul caamka bulshada.   Arrinku ma mudna in la wad-wado dhawr sababood awgood: 1.       Ra’iisul … Continue reading Yaa loo haystaa dhibkii Baarlamaanka ka dhacay Sabtidii ,yaasa qaadanaya Masuuliyada?